Qaad fara badan oo xalay lagu gubay fagaare ku yaalla Boosaaso (Daawo Sawirro)

Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso xalay ku gubay Qaad fara badan oo si sharci darro ah loo soo geliyay magaaladaas. Puntland ayaa joojisay qaadkii uga iman jiray dalalka deriska si looga hortago faafida cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalalka deriska la ah Somalia iyo kuwa caalamka. Sida ay sheegeen Saraakiisha Amniga … Continue reading Qaad fara badan oo xalay lagu gubay fagaare ku yaalla Boosaaso (Daawo Sawirro)